HomeWararMuwaadin Somali ku nool Malta oo Xabsi iyo Ganaax ku muteystay gaari...

Muwaadin Somali ku nool Malta oo Xabsi iyo Ganaax ku muteystay gaari uu dhacay.

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Warbaahinta Jesiiradda Malta ayaa  shaaciyey in Nin Somali oo 21-jir ah lagu xukumay Xabsi 2-sanno iyo ganaax dhan 2,300 ee Lacagta Euro, kadib, markii lagu helay inuu  gaari ka dhacay Tuulladda Munaksar ee Konfurta Degmadda Gozo ee dalkaasi, isla markaana uu shil galay. Eedeysanaha oo shalay la soo taagay Maxkamadda ayaa waxaa kaloo lagu soo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warbaahinta Jesiiradda Malta ayaa  shaaciyey in Nin Somali oo 21-jir ah lagu xukumay Xabsi 2-sanno iyo ganaax dhan 2,300 ee Lacagta Euro, kadib, markii lagu helay inuu  gaari ka dhacay Tuulladda Munaksar ee Konfurta Degmadda Gozo ee dalkaasi, isla markaana uu shil galay.

Eedeysanaha oo shalay la soo taagay Maxkamadda ayaa waxaa kaloo lagu soo oogay inuu diiday in laga qaado Imtixaanka Neefsashada (a breathalyzer test) ee lagu ogaado inuu qofka cabsan yahay iyo in kale.

- Advertisement -

Eedeysanaha waxa uu gaarigii uu soo dhacay la galay shil, isagoo waxyeello gaarsiiyey 3 gaari.

Dhinaca kale, Garsooraha Maxakmadda waxa uu Eedeysanaha ka mamnuucay in la siiyo Laysinka Wadista Gaadiiska muddo hal sanno ah.

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts