HomeWararMadaxweyne Obama oo difaacay Haybadda Muslimiinta Maraykanka

Madaxweyne Obama oo difaacay Haybadda Muslimiinta Maraykanka

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Madaxweyne Barack Obama waxa uu booqashadiisa Koowaad xalay ku tegay Xarunta Mujtamaca Islaamka ee magaalladda Baltimore “The Islamic Society of Baltimore”, halkaasi oo kula kulmay Hoggaamiyayaasha Mujtamaca Islaamka, wuxuuna jeediyey Khudbad uu kaga hadlay Qoddobo Xasaasi ah. Xarunta Islaamka ee Baltimore waa Dhismo ka kooban Masjid iyo Dugsi ay dhigtaan Ardayda ilaa Fasalka 12-aad. Obama […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne Barack Obama waxa uu booqashadiisa Koowaad xalay ku tegay Xarunta Mujtamaca Islaamka ee magaalladda Baltimore “The Islamic Society of Baltimore”, halkaasi oo kula kulmay Hoggaamiyayaasha Mujtamaca Islaamka, wuxuuna jeediyey Khudbad uu kaga hadlay Qoddobo Xasaasi ah.

Xarunta Islaamka ee Baltimore waa Dhismo ka kooban Masjid iyo Dugsi ay dhigtaan Ardayda ilaa Fasalka 12-aad.

- Advertisement -

Obama oo muddo 45 daqiiqo ku sugnaa Xaruntaasi waxa uu sheegay inay Muslimiinta Maraykanka mararka qaarkooda la beegsado, lana eedeeyo.

“In la weeraro hal Caqiido waxay la mid tahay weerar ka dhan ah dhamaan Caqiidooyinka” ayuu yiri Barack Obama

Waxa uu si dadban u soo hadal qaaday hadalkii Musharaxa fashilmay ee Donald Trump ee uu ku sheegay inaan dadka Muslimiinta loo oggolaanin inay soo galaan Maraykanka.

- Advertisement -

Isagoo arrintaasi ka hadlayo, Madaxweyne Obama waxa uu sheegay inay maqleen hadalo looga soo horjeedo Muslimiinra Maraykanka, oo la tilmaamay inaysan boos ku lahayn Marayanka.

Waxa uu isagoo cod dheer ku hadlayo sheegay inay Muslimiinta Maraykanka ahaayeen Geesiyayaal Sports, Gnaacsato iyo xubno ka yihiin Milliteriga Maraykanka.

BALTIMORE 1BALTIMORE 7 BALTIMORE00BALTIMORE6

BALTIMORE2

BALTIMORE3

Waxaa Turjumay: Axmed Xaaji Ugaaska

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts