HomeWararJeneral Tuuryare oo Ciiddanka Hay'adda NISA ugu hambalyeeyey 46-guuradii ka soo wareegtay...

Jeneral Tuuryare oo Ciiddanka Hay’adda NISA ugu hambalyeeyey 46-guuradii ka soo wareegtay Asaaskooda

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Soomaaliyeed oo hambalyo u diray Ciiddanka Hay’adda NISA Sannadguuradii 46-aad ee ka soo wareegtay Asaaska Hay’addaasi.

Jeneral C/raxmaan Maxamed Tuuryare waxa uu  Hambalyo u diray dhamaan Ciidamada iyo hawl-wadeenada Hay’adda NISA, sanadguuradda 46-aad ee ka soo wareegtay markii la aas-aasay Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Soomaaliyeed.

Jeneral Cabdiraxmaan Maxed Tuuryare  waxa uu ku amaanay Ciidamaddii guulihii ay ka gaareen sanadkii tagay dagaalka ay kula jiraan Alshabaab,sida burburinta Shabakado ka ka hawlgalayay meelo badan oo ka mid ah dalka kuwaas oo dhibaatooyin badan ku hayay dadwaynaha Soomaaliyeed.

Taliyuhu,wuxuu u rajeeyaya sanadkaan bilawga ah inay Hay’adda NISA gaarto guulo ka balaaran kuwii sanadkii hore,wuxuuna ku dhiirigaliyay nuucyada kala duwan ee Ciidamada iyo hawl-wadeenada Hay’adda in ay dhabarka uxirtaan sidii ay uga hortagilahaayeen falalka cadwgu uu ladamacsanyahay shacabka Soomaaliyeed.

©Radio Dalsan     

 

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories