HomeWararGudoomiyaha Baarlamaanka K/galbeed Oo la doortay

Gudoomiyaha Baarlamaanka K/galbeed Oo la doortay

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Gudoomiyaha Barlamaanka  K/galbeed ayaa loo doortay Wiil Uu DhalayTaliyihii hore ee ciidamadda boliiska Soomaaliyeed Shariif Shiikhunaa Maye. C/qaadir shariif shiikhunaaa Maye ayaa ku guuleestay doorashada gudoomiyha baarlamaanka maamulka Koonfur galbeed soomaaliya kadib doorasho maanta ka dhacday hoolka shirarka maamulkaasi. Doorashada ayaa loo baahnaa in ay soo xaadiraan 149 xildhibaan hase ahaate waxaa soo gaaray madasha 145 mudane. […]

- Advertisement -

Gudoomiyaha Barlamaanka  K/galbeed ayaa loo doortay Wiil Uu DhalayTaliyihii hore ee ciidamadda boliiska Soomaaliyeed Shariif Shiikhunaa Maye.

C/qaadir shariif shiikhunaaa Maye ayaa ku guuleestay doorashada gudoomiyha baarlamaanka maamulka Koonfur galbeed soomaaliya kadib doorasho maanta ka dhacday hoolka shirarka maamulkaasi.

- Advertisement -

Doorashada ayaa loo baahnaa in ay soo xaadiraan 149 xildhibaan hase ahaate waxaa soo gaaray madasha 145 mudane.

Gudoomiyaha cusub ee baarlamaanka maamulka K/galbeed ayaa ka guuleystay cali xasan cusmaan waxaana  gudoomiye c/qaadir shariif shiiqunaa uu helay 109 cod halka  cali xasan cusmaan uu helay 33 cod.

Waxaa halaabay 2 cod halka hal xildhibaan oo kaliya uu ka aamusay, gudoomiyaha cusub ayaana guusha gaaray wareegii koowaadba.

- Advertisement -

Hadda waxaa soconaya doorashada gudoomiye kuxigeenka koowaad ee baarlamaankaasi waxaana ku tartamaya Ibrahim Xasan Buule iyo Maxamed Nuur Maxamed halka gudoomiyaha labaaad uu u taagan yahay Aweys Xuseen Macallin oo qura.

Latest stories