HomeWararCiiddanka AMISOM oo baneeyey Deegaanka Ceel-xaaji iyo Alshabaab oo la wareegay.

Ciiddanka AMISOM oo baneeyey Deegaanka Ceel-xaaji iyo Alshabaab oo la wareegay.

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Ciiddankii AMISOM ee ku sugnaa Deegaanka Ceel-Xaaji ee duleedka Marka ayaa isaga soo baxay Deegaankaasi, iyadoo aan la sheegin ujeedada ay uga baxeen. Dadka ku nool Deegaanka Ceel-xaaji oo dhinaca Xeebta ka saaran magaalladda Marka ayaa sheegay inay Ciiddanka AMISOM ka wada baxeen Deegaanka, iyagoo u jiheystay Saldhigga Weyn ee ay AMISOM ku leeyihiin gudaha […]

- Advertisement -

Ciiddankii AMISOM ee ku sugnaa Deegaanka Ceel-Xaaji ee duleedka Marka ayaa isaga soo baxay Deegaankaasi, iyadoo aan la sheegin ujeedada ay uga baxeen.

Dadka ku nool Deegaanka Ceel-xaaji oo dhinaca Xeebta ka saaran magaalladda Marka ayaa sheegay inay Ciiddanka AMISOM ka wada baxeen Deegaanka, iyagoo u jiheystay Saldhigga Weyn ee ay AMISOM ku leeyihiin gudaha Marka Cadeey.

- Advertisement -

Ka-bixitaanka Ciiddanka AMISOM  ee Deegaanka Ceel-xaaji waxa uu ku soo beegmay iyadoo ay Dowladda Uganda shaacisay inaysan Ciiddankooda ku sugan gudaha Somalia aysan wax mushaar ah helin muddo 7-bilood ah.

Dhinaca kale, Dagaalyahanno ka tirsan Xarakadda Alshabaab ayaa soo gaaray Deegaanka Ceel-xaaji, waxayna Fariisimo ka dhigteen goobihii ay ka guureen AMISOM.

Si kastaba ha ahaatee, waxaana la ogeyn inay Ciiddanka AMISOM xeellad Milliteri uga baxeen Deegaanka Ceel-Xaaji  iyo in kale, iyadoo uu Deegaankaasi  ku yaallo goob Istaraatijiyad leh.

- Advertisement -

©Radio Dalsan     

Latest stories