HomeWarar(DEGDEG): Madaxweynaha oo ugu baaqay Dhallinyarradda Qurbojoogta iyo kuwa dalka jooga inay...

(DEGDEG): Madaxweynaha oo ugu baaqay Dhallinyarradda Qurbojoogta iyo kuwa dalka jooga inay midoobaan

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Madaxweynaha Dowladda Federalka Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu maanta si rasmi ahaan u soo xiray Shirweynaha Qaran ee  Dhallinyaradda oo maalmahan ka socday magaalladda Muqdisho.

Madaxweynaha waxa uu kula dardaarmay guud ahaan Dhallinyarradda Soomaalida inay u midoobaan Danaha Qaranka, kana shaqeeyaan Nabadda iyo Dib-u-dhiska.

“Waxaan ka codsanayaa Dhallinyarada Qurbo-joogta iyo kuwa jooga gudaha dalka inaad midowdaan” ayuu yiri Madaxweynaha.

Warkan oo faahfaahsan waan idiin soo gudbin doonaa

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories