HomeWararMadaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Shiinaha oo kulan taariikhi ah ku yeeshay magaalada Johannesburg

Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Shiinaha oo kulan taariikhi ah ku yeeshay magaalada Johannesburg

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Madaxweynaha Jamhuriyada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping, ayaa kulan gaar ah ku yeeshay magaalada Johannesburg.

chinaKulankan taariikhiga ah ayaa labada hoggaamiye waxay kaga wadahadleen xoojinta xiriirka labada dal, iyo in si buuxda loo soo celiyo mashaariicdii horumarinta iyo kaabeyaasha dhaqaalaha ee Shiinaha uu ka wadey Soomaaliya.

Madaxaweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhiggiisa Shiinaha uga warramay xaaladda Soomaaliya ee dhinacyada siyaasadda, amniga, dhaqaalaha iyo arrimaha bulshada.

Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa sheegay inay sii wadayaan Taageeradda Awoodaha dhinacyadda Difaaca iyo Ammaanka Somalia iyo  in taageero la siiyo Hawlgalka AMISOM.

Hoggaamiyaha Shiinaha waxaa uu intaa ku darey in khubarro ay u soo diri doonaan Soomaaliya si ay daraasad ugu sameeyaan barnaamijyada ay labada dal iska kaashan karaan.

Kulankaasi waxaa goobjoog ka ahaa mas’uuliyiin ka socotey labada dal.

CHINA 1

china 000 china 2 CHINA 1 china 3 china and somali presidents

© Radio Dalsan 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories