HomeWararMuwaadin Soomaali oo ku nool Malta oo Xabsi iyo Ganaax Lacageed lagu...

Muwaadin Soomaali oo ku nool Malta oo Xabsi iyo Ganaax Lacageed lagu xukumay

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Abdi Ali Mohamed oo 19-jir ayaa lagu xukumay xabsi 9 bilood iyo ganaax 600 oo Euro, kadib, markii lagu qabtay isagoo tahriibinayo Xashiish. Qoraal loo gudbiyey Maxkamadda ayaa lagu sheegay in Abdi Ali Mohamed oo deggan Deegaanka Gizra in Isbuucii hore lagu qabtay isagoo 7 garaam oo Xashiish ah ka iibiyey goobo lagu caweeyo oo […]

- Advertisement -

Abdi Ali Mohamed oo 19-jir ayaa lagu xukumay xabsi 9 bilood iyo ganaax 600 oo Euro, kadib, markii lagu qabtay isagoo tahriibinayo Xashiish.

Qoraal loo gudbiyey Maxkamadda ayaa lagu sheegay in Abdi Ali Mohamed oo deggan Deegaanka Gizra in Isbuucii hore lagu qabtay isagoo 7 garaam oo Xashiish ah ka iibiyey goobo lagu caweeyo oo ku yaalla magaalladda Pajefille.

- Advertisement -

Xashiishka uu iibiyey ayaa lagu qiimeeyey lacag dhan 140-Euro, balse, markii ay Boliska qabanayey waxa uu sheegay inay kharajkii ka isticmaalay 40 Euro

Garsooradda dacwadda qaadaysay ayaa sheegtay inuu Eedeysanaha la shaqeeyey Boliska, lsi loo soo qabto nin kale oo  si kontorobaan u iibiya xashiishka.

Latest stories