HomeWararDowlada Soomaaliya oo Muqdisho u soo qaaday 11 kamid ah Dhaawacyadii Gaalkacyo

Dowlada Soomaaliya oo Muqdisho u soo qaaday 11 kamid ah Dhaawacyadii Gaalkacyo

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Ila wareedyo lagu kalsoonan karo ayaa sheegay in Dowlada Federaalka Soomaaliya ay u soo dhoofisay Muqdisho 11 qof oo ku dhaawacmay dagaaladii Gaalkacyo. Dadka Muqdisho loo soo qaaday ayaa si xun ugu dhaawacmay Dagaaladii Magaalada Gaalkacyo ku dhexmarayay Puntland iyo Galmudug.

- Advertisement -
- Advertisement -

Ila wareedyo lagu kalsoonan karo ayaa sheegay in Dowlada Federaalka Soomaaliya ay u soo dhoofisay Muqdisho 11 qof oo ku dhaawacmay dagaaladii Gaalkacyo.

Dadka Muqdisho loo soo qaaday ayaa si xun ugu dhaawacmay Dagaaladii Magaalada Gaalkacyo ku dhexmarayay Puntland iyo Galmudug.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts