HomeWararDhageyso: Imaam Maxamed Yuusuf oo ku baaqay in la joojiyo Dagaalka Gaalkacyo

Dhageyso: Imaam Maxamed Yuusuf oo ku baaqay in la joojiyo Dagaalka Gaalkacyo

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Kulan balaaran oo ay yeesheen Salaadiinta Beelaha Koonfurta Soomaaliya oo looga hadlayay sida ugu haboon Ee xal looga gaari karo Dagaalka Magaalada Gaalkacyo uuna shir gudoominayay Imaam Maxamed Yuusuf Cali ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho. Kulankaasi kadib ayuu Imaamka u waramay Idaacada Dalsan,waxana uu dalbaday in Masuuliyiinta labada dhinac Madaxweyne Cabdiweli Gaas iyo Madaxweyne Cabdikariim […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kulan balaaran oo ay yeesheen Salaadiinta Beelaha Koonfurta Soomaaliya oo looga hadlayay sida ugu haboon Ee xal looga gaari karo Dagaalka Magaalada Gaalkacyo uuna shir gudoominayay Imaam Maxamed Yuusuf Cali ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Kulankaasi kadib ayuu Imaamka u waramay Idaacada Dalsan,waxana uu dalbaday in Masuuliyiinta labada dhinac Madaxweyne Cabdiweli Gaas iyo Madaxweyne Cabdikariim Xuseen Guuleed ay dadkooda u turan kuna dadaalan Nabada.

- Advertisement -

Halkan ka dhageyso Cod Imaamka:-

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts