HomeWararMaydkii Safiirkii Somalia u joogay Masar oo Aas Qaran loogu sameeyey Muqdisho...

Maydkii Safiirkii Somalia u joogay Masar oo Aas Qaran loogu sameeyey Muqdisho + SAWIRRO

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Allaha u Naxariistee Danjirihii Somalia u joogay dalka Masar, Marxum Danjire C/llaahi Xasan Maxamuud ayaa maanta lagu aasay magaalladda Muqdisho. Madaxweynaha, Wasiiro, Xildhibaano, Diplomaasiyiin  iyo Mas’uuliyiin badan ayaana salaadda Janaasadda kula tukaday Maydka Marxuumka oo barqanimaddii maanta laga soo dejiyey Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde. Allaha U Naxariistee Marxuum Ambassador C/llaahi Xasan Maxamuud  waxa uu […]

- Advertisement -

Allaha u Naxariistee Danjirihii Somalia u joogay dalka Masar, Marxum Danjire C/llaahi Xasan Maxamuud ayaa maanta lagu aasay magaalladda Muqdisho.

Madaxweynaha, Wasiiro, Xildhibaano, Diplomaasiyiin  iyo Mas’uuliyiin badan ayaana salaadda Janaasadda kula tukaday Maydka Marxuumka oo barqanimaddii maanta laga soo dejiyey Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde.

- Advertisement -

Allaha U Naxariistee Marxuum Ambassador C/llaahi Xasan Maxamuud  waxa uu ahaa  Safiirka Somalia ee dalka Masar iyo Wakiilka Joogtadda ee Dowladda Somalia u joogay Ururka Jaamacadda Carabta ayaa waxa uu maalintii Axadda ee la soo dhaafay  ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla magaalladda Qaahira.

Marxumka oo 72-jir ahaa, ayaa la sheegay inuu u geeriyooday xanuun dhinaca Wadnaha,  wuxuuna Hawlaha Diplomaasiyadda ku soo jiray muddo 28-sanno ah.

mayd 4444 mayd 13 mayd 5 mayd 22222 mayd 3333333 1 mayd 5 4 3 mayd 4444 2 mayd 000 mayd 10 mayd 9 mayd 8 mayd 12 mayd 11111 mayd 10 mayd 09 mayd 000

- Advertisement -

© Radio Dalsan     

 

Latest stories