HomeWarar(KHAAS): Madaxweyne Hassan Sheekh Maxamuud oo gudanaya Waajibaadka Cimradda.

(KHAAS): Madaxweyne Hassan Sheekh Maxamuud oo gudanaya Waajibaadka Cimradda.

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

  Madaxweynaha Dowladda Federalka Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud oo haatan ku sugan dalka Sacuudiga waxa uu xalay ka soo ambabaxay caasimadda dalkaasi ee Riydh,halkaasi  oo uu kaga qeyb galay Shirweynihii Afaraad ee Hoggaamiyayaasha Dowladaha Carabta iyo kuwa Latin Amerika. Madaxweynaha waxa uu isla xalay ka degay Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ee King Abdiazis International Airport oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

 

Madaxweynaha Dowladda Federalka Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud oo haatan ku sugan dalka Sacuudiga waxa uu xalay ka soo ambabaxay caasimadda dalkaasi ee Riydh,halkaasi  oo uu kaga qeyb galay Shirweynihii Afaraad ee Hoggaamiyayaasha Dowladaha Carabta iyo kuwa Latin Amerika.

- Advertisement -

Madaxweynaha waxa uu isla xalay ka degay Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ee King Abdiazis International Airport oo ku yaalla magaalladda Jeddah ee dalka Sacuudiga, isagoo isku diyaarinayo inuu guto Waajibaadka Cimradda, iyo inuu soo booqdo Masjidka iyo Kacbadda Barakaysan ee Maka Al-mukarama.

Madaxweynaha oo isagoo xiran Dharka u gaarka Cimradda iyo Xajka  waxa Garoonka King Abdiaziz ku soo dhaweeyey  Guddoomiyaha Gobalka Maka,Amiir Sacuud Bin C/llaahi Bin Jalawi iyo Wakiilo ka socday Waaxda Borotokoolka ee Boqortooyadda Sacuudiga iyo Saraakiil kale.

© Warqabadka Radio Dalsan

- Advertisement -

MADAXWEYNAHA OO CIMRAYSANAYO

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts