HomeWararFaahfaahin: Magacyada Shaqaalihii Diyaaradii ku dhacday Degmada Afgooye

Faahfaahin: Magacyada Shaqaalihii Diyaaradii ku dhacday Degmada Afgooye

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Diyaaradii Xalay ku dhacday Agagaarka Deegaanka Carbiska oo ku dhaw Degmada Afgooye Ee Gobolka Shabeelada Hoose ayaa la ogaaday iney iska lahayd Shirkada TriStarAir Ee fadhigeedu yahay Magaalada Qaahira Ee Dalka Masar. Ila Wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa xaqiijiyay in Lixda ruux Ee ka badbaaday Shilkasi diyaaradeed ay haayen:- Tariq Bayonmay ,Salah Sadak ,Ahmed Barajad ,Mohamed Subhi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Diyaaradii Xalay ku dhacday Agagaarka Deegaanka Carbiska oo ku dhaw Degmada Afgooye Ee Gobolka Shabeelada Hoose ayaa la ogaaday iney iska lahayd Shirkada TriStarAir Ee fadhigeedu yahay Magaalada Qaahira Ee Dalka Masar.

Ila Wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa xaqiijiyay in Lixda ruux Ee ka badbaaday Shilkasi diyaaradeed ay haayen:- Tariq Bayonmay ,Salah Sadak ,Ahmed Barajad ,Mohamed Subhi ,Alaa raflax ,Shahta Shanoni.

- Advertisement -

Diyaarada ayaa agab Militari u waday Ciidamada Dowlada Federaalka Soomaaliya sida ay xaqiijiyen Ila Wareedyo lagu kalsoon yahay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts