HomeWararCiidamada Nabadsugida Soomaaliya oo Howlgalo Sameeyay

Ciidamada Nabadsugida Soomaaliya oo Howlgalo Sameeyay

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Ciidamada Nabadsugida Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa Howlgalo ka sameeyay wadada isku xirta Magaalada Muqdisho iyo Degmada Afgooye Ee Gobolka Shabeelada Hoose.

Howlgalka ayaa lagu baadi goobayay dad badan oo la xiriiriyay Xarakada Al Shabab ee Dagaalka kula jirta Dowlada Federaalka Soomaaliya.

Afhayeenka Wasaarada Amniga Qaranka Soomaaliya Maxamed Yuusuf Cusmaan ayaa u sheegay Warbaahinta Dowlada in u jeedada Howlgalada ay ahaayen Sugida Amniga deegaanada ay Maamusho Dowlada Federaalka Soomaaliya.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories