HomeWararUganda oo ka digtay Weeraro ka dhaca Dalkeeda

Uganda oo ka digtay Weeraro ka dhaca Dalkeeda

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Booliska Uganda ayaa ka digay Weeraro Al Shabaab ay ka geystan Masjidyo ku yaala Dalkasi gaar ahaan Caasimada Kampala. Booliska waxa ay sheegen iney heleen Xog Muujineysa in Al Shabab ay gorsheynayen Weeraro ay ka geystan Uganda inta lagu jiro Maalmaha Ciida. War Saxafadeed ay soo saren Booliska Dalka Uganda ayaa lagu sheegay in koox […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Booliska Uganda ayaa ka digay Weeraro Al Shabaab ay ka geystan Masjidyo ku yaala Dalkasi gaar ahaan Caasimada Kampala.

Booliska waxa ay sheegen iney heleen Xog Muujineysa in Al Shabab ay gorsheynayen Weeraro ay ka geystan Uganda inta lagu jiro Maalmaha Ciida.

- Advertisement -

War Saxafadeed ay soo saren Booliska Dalka Uganda ayaa lagu sheegay in koox Al Shabab ka tirsan oo baadi goob loogu jiray iney qorsheyneysay Weeraradan laga digayo.

Uganda ayaa dhowr jeer ka digtay Weeraro Al Shabab ay ka geystan Dalka Uganda tan iyo Sanadkii 2010kii markas oo Qaraxyo ka dhacay Kampala lagu dilay ku dhawaad 80 qof.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts