HomeWararBooliska Norway oo Baaraya Hooyo Ciidanka Dalkasi ay dhaawacen

Booliska Norway oo Baaraya Hooyo Ciidanka Dalkasi ay dhaawacen

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Booliska Norway, gaar ahaa Magaalada Oslo ayaa sheegay in ay bilaabeen baaritaan ku aaday toogasho loo geytay haweeney soomaali ah, oo ay police-ka gurigeeda ugu tageen kadibna ay rasaas la dhaceen. Balse warbaahinta gudaha dalkaasi ayaa shegay in police-ka ay soo gaartay fariin deg deg ah oo sheegeysa in ay jirto haweeneey iyadu ku hubeysan […]

- Advertisement -

Booliska Norway, gaar ahaa Magaalada Oslo ayaa sheegay in ay bilaabeen baaritaan ku aaday toogasho loo geytay haweeney soomaali ah, oo ay police-ka gurigeeda ugu tageen kadibna ay rasaas la dhaceen.

Balse warbaahinta gudaha dalkaasi ayaa shegay in police-ka ay soo gaartay fariin deg deg ah oo sheegeysa in ay jirto haweeneey iyadu ku hubeysan midi, oo damacsan in ay gowracdo canug ay iyadu dhashay.

- Advertisement -

Police-ka ayaa markii ay gaareen halka loogu soo sheegay in ay ku sugantahay gabadha damacsan in ay gowracdo wiilkeeda, ayaa waxaa ay ku arkeen haweeneey soomaali ah oo xiligaasi gacanta ku heysay Mindi, kadibna, police-ka ayaa sheegay in ay seddex jeer ku armeen in ay dhigto hubka, markii ay dhega adeegtayna ay la dhaceen rasaas kagag dhecday qeybaha muhiimsan ee jirka.

Hooyada soomaaliyeed ayaa leh seddex carruur ah, waxaana iminka la geeyay xaruun cafimaad oo lagu dawiiwayo, oo ku taala Magaalada Oslo, iyadoona ay baaritaanka dembigaan ay la wareegeen police-ka dembiyada baara.

Warkooban oo madaxda police-ka ayaana sheegay in ay baaritaano ay ku sameyn doonaan dhacdadda.

Latest stories