HomeWararMadaxweyne Xasan Sheekh oo Talyaaniga uga qeybgalaya Bandhiga Carwo Caalami ah

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Talyaaniga uga qeybgalaya Bandhiga Carwo Caalami ah

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta uga qeybgalaya Magaalada Milano Ee Dalka Talyaaniga bandhiga Carwo Caalami ah. Bandhigasi waxa Maanta diiradda lagu saari doonaa Arrimaha Soomaaliya gaar ahaan dhinaca dhaqaalaha sida uu sheegay Afhayeen Madaxtooyada Soomaaliya Da’uud Aweys. Sido kale Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa kulamo gaar ah la qaadan doona Masuuliyiinta Dalka Talyaaniga oo uu […]

- Advertisement -

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta uga qeybgalaya Magaalada Milano Ee Dalka Talyaaniga bandhiga Carwo Caalami ah.

Bandhigasi waxa Maanta diiradda lagu saari doonaa Arrimaha Soomaaliya gaar ahaan dhinaca dhaqaalaha sida uu sheegay Afhayeen Madaxtooyada Soomaaliya Da’uud Aweys.

- Advertisement -

Sido kale Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa kulamo gaar ah la qaadan doona Masuuliyiinta Dalka Talyaaniga oo uu ku jiro Dhigiisa Wadankasi.

 

Latest stories