HomeWararJihadiste Somali xil sare ka hayey Kooxda Daacsh oo isku dhiibay...

Jihadiste Somali xil sare ka hayey Kooxda Daacsh oo isku dhiibay Ammaanka dalka Kuwayt

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Muwaadin Somali sheegay inuu Taliye Sare ka yahay Dagaalamayaasha Kooxda Daacish ayaa isku dhiibay Hay’addaha Smmaanka ee dalka Kuwayt. Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Gudaha Kuweyt ugu qaabilsan Arrimaha Ammaanka Dadweynaha, Major General Abdifatah Al-Ali ayaa u sheegay Waaxda Amniga Qaranka Kuweyt  in Muwaadin Somali Qaxooti ah isku soo dhiibay Saldhigga Boliska ee Sabahiya, isla markaana sheegay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Muwaadin Somali sheegay inuu Taliye Sare ka yahay Dagaalamayaasha Kooxda Daacish ayaa isku dhiibay Hay’addaha Smmaanka ee dalka Kuwayt.

Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Gudaha Kuweyt ugu qaabilsan Arrimaha Ammaanka Dadweynaha, Major General Abdifatah Al-Ali ayaa u sheegay Waaxda Amniga Qaranka Kuweyt  in Muwaadin Somali Qaxooti ah isku soo dhiibay Saldhigga Boliska ee Sabahiya, isla markaana sheegay inuu go’aansaday inuu isaga baxo Kooxda Daacish.

- Advertisement -

Wargeyska maalinlaha ee Alanba ee ka soo baxa dalka Kuwayt ayaa sheegay inuu Muwaadinka Soomaaliyeed sheegay inuu madax xanuun iyo carro ka qaaday xiriirka uu la leeyahay Kooxda Daacish.

Ilo dhinaca Ammaanka ee dalka Kuweyt ayaa sheegay in ninka Soomaaliga oo 26 jir ah, kuna nool Degmadda Sabahiya, Block 4 sheegay inuu ku biiray Kooxda Daacish, kana hayo Xil Sare, waa sida laga soo xigtay.

Muwaadinka Soomaaliga oo magaciisa la qariyey, balse leh Cinwaanka Twitterka ee @aaajihaadi11ayaa Ciiddanka Ammaanka Kuweyt ku wareejiyey  Hard Disc ka kooban Aflaam, Sawirro, Heesaha Jihaadka ee Daacish iyo kuwa Alqaacida.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts