HomeWararMilliteriga Somalia oo lagu tilmamay Ciiddanka ugu tabarta yar ee Milliteriga...

Milliteriga Somalia oo lagu tilmamay Ciiddanka ugu tabarta yar ee Milliteriga Caalamka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciiddanka Xoogga Dalka Somali oo mar loo aqoonsanaa Libaaxyadda Afrika, ayaa waxaa la sheegay inay haatan Kaalinta Hoose kaga jiraan Liiska Qiimeynta Milliteriga Caalamka. Hay’adda Caalamiga ee GFP International ee Takhasusuka u leh Hawlaha Milliteriga ayaa soo saartay Qiimeynta Sannadka 2015-ka, iyadoo la is-barbar dhigay Ciiddamadda dhulka, Badda iyo Cirka oo ka kala socday 162 […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciiddanka Xoogga Dalka Somali oo mar loo aqoonsanaa Libaaxyadda Afrika, ayaa waxaa la sheegay inay haatan Kaalinta Hoose kaga jiraan Liiska Qiimeynta Milliteriga Caalamka.

Hay’adda Caalamiga ee GFP International ee Takhasusuka u leh Hawlaha Milliteriga ayaa soo saartay Qiimeynta Sannadka 2015-ka, iyadoo la is-barbar dhigay Ciiddamadda dhulka, Badda iyo Cirka oo ka kala socday 162 Waddan.

- Advertisement -

Qiimeynta ayaa waxaa Kaalinta Koowaad ka galay Milliteriga Maraykanka,  waxaana ku xiga dalalka Raashiya, Shiinaha, Hindiya, Britain, Faransiiska, Koonfurta Kuurya, Jarmalka, Japan, Turkiga iyo Israel.

Qiimeyntaasi oo lagu soo daabacay Websaytka Hay’adda Caalamiga ee GFP International ayaa waxaa kaloo lagu xusay in Milliteriga dalka Masar yihiin Ciiddanka koowaad ee ugu sarreeya dalalka Afrika iyo kuwa Carabta, waxayna Milliteriga Masar kaalinta 18-aad kaga jiraan Qiimeynta Milliteriga Caalamka oo idil.

Qiimeynta Hay’adda GFP International waxay Warbixinteeda ku muujisay inay Milliteriga Somalia yihiin Ciiddanka ugu tabarta yar Ciiddamadda kale ee ka dhisan dalalka Caalamka.

- Advertisement -

Si kastaba ha ahaatee, Qiimeyntan ayaa ku soo beegantay, iyadoo ay Ciiddanka Soomaaliyeed ku nool yihiin nolol adag, isla markaana aysan haysanin Qalab Casri, Mushaar ku filan iyo Dhiirigelin Qaran toona.

© Radio DalsanXDS 1 xds 3

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts