HomeCiyaarahaWeerar-yahanka Kooxda Chelesa oo sheegay inuu doonayo inuu u ciyaaro Xulka Qaranka...

Weerar-yahanka Kooxda Chelesa oo sheegay inuu doonayo inuu u ciyaaro Xulka Qaranka Somalia

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Weeraryahan Islam Feruz oo ah Somali haysta Dhalashadda Britain ayaa muujiyey inuu doonayo inuu u cuiyaaro Xulka Qaranka Somalia. Ciyaaryahanka 19-jirka oo ay isaga iyo Reekiisa ka qaxeen Somalia isagoo 10-jir ah ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi uu maanta siiyey Wargeyska Daily Record ee ka soo baxa dalka Britain, ayaa diiday inuu u ciyaaro Koox […]

- Advertisement -

Weeraryahan Islam Feruz oo ah Somali haysta Dhalashadda Britain ayaa muujiyey inuu doonayo inuu u cuiyaaro Xulka Qaranka Somalia.

Ciyaaryahanka 19-jirka oo ay isaga iyo Reekiisa ka qaxeen Somalia isagoo 10-jir ah ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi uu maanta siiyey Wargeyska Daily Record ee ka soo baxa dalka Britain, ayaa diiday inuu u ciyaaro Koox ka dhisan Gobalka Scotland ee dalka Britain, oo ay ku mideysan yihiin Ciyaartoyda da’dooda ka hooseyso 19-jirada.

- Advertisement -

Waxa uu si kulul u naqdiyey qaar ka mid ah Taageerayaasha Kooxaha ka dhisan magaalladda Glasgow ee Scotland, kadib, markii uu u wareegay magaalladda London, wuxuuna tilmaamay inuusan ilaabi karin taariikhdiisa ee magaalladda Glasgow oo uu ku soo barbaaray.

Islam Feruz oo mar ka mid ahaa Ciyaartoyadda Toban-jirayaasha ee ka tirsan Kooxda  Celic FC ee  ka dhisan Gobalka Scotland ayaa sheegay inuu doonayo inuu u ciyaaro Scotland, haddii uu ka mid nqodo Ciyaartoyda loo xulayo.

Weerar-yahanka Islam Feruz ayaa u wareegay Kooxda K/cagta ee Chelsea sannadkii 2011-kii, kadib, markii ay  dhiirigeliyey Tommy Burs si looga hortago in Qoyskiisa la masaafuriyo.

- Advertisement -

W.Q. Mohamed Ahmed Jelle

Latest stories