HomeCiyaarahaOrodyahanka Somali-Britishka ee Mo Farah oo ka badiyey Orodyahan ay ku jireen...

Orodyahanka Somali-Britishka ee Mo Farah oo ka badiyey Orodyahan ay ku jireen Ethiopian iyo Kenyaan

Date:

Related stories

Sababta Arsenal iyo Manchester City looga saaray Wembley

Arsenal iyo Manchester City ayaa Community Shield-ka 2026 ku ciyaaraya Cardiff halkii Wembley, iyadoo la shaaciyay sababta kulanka looga wareejiyay garoonka caanka ah ee London.

Garsoore Cumar Cartan oo taariikh ka sameynaya UEFA Super Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabduqaadir Cartan ayaa maanta garsooraya UEFA Super Cup-ka u dhexeeya Paris Saint-Germain iyo Aston Villa,

Japan Oo Rajo Cusub U Abuurtay Dadka somalida Ilkaha Waayay si loogu abuuro ilko cusub

Cilmi-baarayaal Japan ah ayaa bilaabay tijaabooyin bini'aadam oo ku saabsan daawo loogu talagalay in dadka ka caawiso inay si dabiici ah u koraan ilko cusub,

Mo Farah oo ah Horyaalka Caalamka ee Orodka 10,000 ee mitir ayaa waxa uu xalay ku guuleystay Tartanka Marathonka Calaamka oo lagu qabtay caasimadda dalka Shiinaha ee Pejing, wuxuuna si xarako leh uga badiyey Orodyahano kale oo caan ah, oo ay ka mid yihiin Orodyahanadda Kenya iyo Ethiopia. Mo Farah ayaa waxa uu difaacday Horyaalkiisa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Mo Farah oo ah Horyaalka Caalamka ee Orodka 10,000 ee mitir ayaa waxa uu xalay ku guuleystay Tartanka Marathonka Calaamka oo lagu qabtay caasimadda dalka Shiinaha ee Pejing, wuxuuna si xarako leh uga badiyey Orodyahano kale oo caan ah, oo ay ka mid yihiin Orodyahanadda Kenya iyo Ethiopia.

Mo Farah ayaa waxa uu difaacday Horyaalkiisa Orodka 10,000 ee mitir ee Caalamka, isagoo ku orday 27 daqiiqo iyo 01.13 ilbiriqsi.

- Advertisement -

Waxaa Kaalinta Labaad galay Orodyahannadda Kenyanka ee Geoffrey Kamworor oo ku orday  27 daqiiqo iyo 01.76 ilbiriqsi, waxaana Kaalinta saddexaad galay Paul Tanui  oo ku orday 27 daqiiqo iyo 02.83 Ilbiriqsi..

Mar uu la hadlayey Saxaafadda, waxa uu sheegay inuu Tartanka sannadkan ahaa sannadkii ugu fududaa, wuxuuna xusay inay Guushiisa ku taageereen Qoyskiisa, iyo Taageerayaashiisa.

Orodyahan Mo Farah waxa uu difaacanayaa Horyaalnimadiisa Orodka Marathonka, wuxuuna horey ugu guuleystay  Tartankii Orodka ee 5,000 mitir ee lagu qabtay dalka Koonfurta Kuurya, iyo Guushii Mataanaha ee Orodada 5,000 mitir iyo 10,000 mitir oo lagu qabtay London sannadkii 2012-kii iyo Tartankii Horyaalka ee sannadkii 2013-kii lagu qabtay caasimadda dalka Raashiya ee Mosko.

- Advertisement -

Mo Farah ayaa la filayaa inuu markii 7aad difaacdo Horyaalka Caalamka, isagoo maalinta Sabtida ee soo socota ka qeyb geli doona Tartan Caalami ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts