HomeWararNin Somali Canadian lala xiriirinayo Alshabaab oo la soo taagay Maxkamad ku...

Nin Somali Canadian lala xiriirinayo Alshabaab oo la soo taagay Maxkamad ku taalla Kenya

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ninkaasi oo laqgu magacaabo Abdi Ducaale ayaa la soo taagay Maxkamad ku taalla Degmadda Eldoret ee dalka Kenya, isagoo lagu eedeynayo inuu ka tirsan yahay Alshabaab iyo inuu sawiro ka qaadayey Dhismo caan ah oo ku yaalla  Eldoret. Eedeysanaha ayaa wuxuuna qirtay inuu si qalad ah u  sawiray Saldhigga Boliska ee Eldoret, balse waxa uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ninkaasi oo laqgu magacaabo Abdi Ducaale ayaa la soo taagay Maxkamad ku taalla Degmadda Eldoret ee dalka Kenya, isagoo lagu eedeynayo inuu ka tirsan yahay Alshabaab iyo inuu sawiro ka qaadayey Dhismo caan ah oo ku yaalla  Eldoret.

Eedeysanaha ayaa wuxuuna qirtay inuu si qalad ah u  sawiray Saldhigga Boliska ee Eldoret, balse waxa uu beeniyey inuu ka tirsan Alshabaab ama Kooxo kale.  Dacwad-oogayaasha ayaa sheegay inuu Abdi Ducaale wato Baasaboor Canadian oo sax ah, balse uu faahfaahin waayey sababaha uu u joogay Kenya.

- Advertisement -

Kiiska Ninkaasi Somali Canadianka ayaa la filayaa in dib loo dhegeysto bishan August 21-dii, isagoo haatan ku xiean Xabsiga Degmadda Eldoret

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts