HomeWararSaraakiil ka tirsan Boliska Nigeria oo ku soo biiray Hawlgalka Boliska AMISOM

Saraakiil ka tirsan Boliska Nigeria oo ku soo biiray Hawlgalka Boliska AMISOM

Date:

Related stories

President Hassan Sheikh Travels to Djibouti for President Guelleh’s Inauguration

Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on...

Somalia Faces 40% Drop in Imports and Rising Inflation, Cabinet Responds

Somalia’s federal cabinet today approved new security regulations and...

Soomaaliya iyo Burkina Faso oo iska kaashanaya amniga

Fartaag oo Burkina Faso kula wadatay argagixisada Ouagadougou, – Wasiirka Amniga...

Somalia’s Office of Attorney General Presses Charges on Saadiya Bajaj

The Office of the Attorney General of Somalia announced...

Deni oo tababar hubka culus u furay dagaalka Argagixisada

Puntland: Madaxweyne Deni oo tababar hubka culus iyo hoggaaminta u furay duufacdii 6-aad ee PMPF. “Waxaan kalsooni qabaa in ay difaaci doonaan dadka.” Akhri maqaalka

19 Sarkaal oo ka tirsan Boliska Nigeria ayaa soo gaaray magaalladda Muqdisho, kuwaasi oo muddo 12 bilood ah la shaqeyn doona Boliska la shaqeeya Hawlgalka AMISOM.

Saraakiishaasi ayaa la sheegay inay yihiin Khubaro ku takhasustay Hawlaha caadiga ee Boliska, waxayna kaalin k qaadan doonaan xoojinta shaqada ee Boliska Taliska AMISOM.

Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ee Ururka Midowga Afrika ee Somalia, Lydia Wanyoota ayaa la kulantay Saraakiisha ka socotay Boliska Nigeria, waxayna ku boorisay inay  Khibaradooda uga faa’ideeyaan Boliska Somalia si loo soo celiyo  sharciga iyo ammaanka Somalia.

Taliye-xigeenka Boliska AMISOM, Kiristine Alalo ayaa isagana sheegay inay ku faraxsan yihiin imaanshaha Saraakiishaasi, si ay u xoojiyaan Awoodda Boliska AMISOM.

Madaxa Saraakiisha Boliska ka socda Nigeria, Ojali Edino Justice ayaa sheegay inay Aqoontooda iyo Khibradooda la yimaadeen Somalia, si ay ugu faa’ideeyaan Boliska Somalia, si ay u noqdaan kuwo leh Aqoon Caalami ah.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories