HomeWararWasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Masar ayaa ugu baaqday Kalluumeysatadda Masaarida inay...

Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Masar ayaa ugu baaqday Kalluumeysatadda Masaarida inay xushmeeyaan Xuquuqda Dowladnimo ee dalalka Carabta ee ay ka jiraan Colaadaha iyo Deganaansho la’aanta. Afhayeenka Wasaaradaasi, Badar Cabdul-cadaa’ ayaa sheegay inay lama huraan tahay inaan lagu xad-gudbin, lagana kalluumeysan Karin Sohdimaha Baddeed ee dalalka Somalia, Yemen, Libya iyo Tunisia. Afhayeenka waxa uu Kalluumeystadda Masaarida ugu baaqay inaysan fasax la’aan kalluunka uga soo jilaabanin Sohdimaha Badda ee dalalkaasi, isla markaana aysan u dhawaanin Xeebaha ay ka jiraan Argagixisadda. Waxaa kaloo Kalluumeystadaasi loogubaaay inayka fogaadaan Xeebaha dalka Yemen, si aysan u soo gaarin rasaasta habowga iyo duqeymaha ka socda dalkaasi.

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Masar ayaa ugu baaqday Kalluumeysatadda Masaarida inay xushmeeyaan Xuquuqda Dowladnimo ee dalalka Carabta ee ay ka jiraan Colaadaha iyo Deganaansho la’aanta. Afhayeenka Wasaaradaasi, Badar Cabdul-cadaa’ ayaa sheegay inay lama huraan tahay inaan lagu xad-gudbin, lagana kalluumeysan Karin  Sohdimaha Baddeed ee dalalka Somalia, Yemen, Libya iyo Tunisia. Afhayeenka waxa uu Kalluumeystadda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Masar ayaa ugu baaqday Kalluumeysatadda Masaarida inay xushmeeyaan Xuquuqda Dowladnimo ee dalalka Carabta ee ay ka jiraan Colaadaha iyo Deganaansho la’aanta.

Afhayeenka Wasaaradaasi, Badar Cabdul-cadaa’ ayaa sheegay inay lama huraan tahay inaan lagu xad-gudbin, lagana kalluumeysan Karin  Sohdimaha Baddeed ee dalalka Somalia, Yemen, Libya iyo Tunisia.

- Advertisement -

Afhayeenka waxa uu Kalluumeystadda Masaarida ugu baaqay inaysan fasax la’aan kalluunka uga soo jilaabanin Sohdimaha Badda ee dalalkaasi, isla markaana aysan u dhawaanin Xeebaha ay ka jiraan Argagixisadda.

Waxaa kaloo Kalluumeystadaasi loogubaaay inayka fogaadaan Xeebaha dalka Yemen, si aysan u soo gaarin rasaasta habowga iyo duqeymaha ka socda dalkaasi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts