HomeWararDibad Bax Xoogan oo Ka Dhacay Jowhar

Dibad Bax Xoogan oo Ka Dhacay Jowhar

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Dibad bax weyn ayaa Maanta ka dhacay xaafadaha Magaaladda Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeeladda Dhexe kadib markii ay isku soo baxeen dad badan oo ka careysan Dilka nin rayid ah oo uu toogtay Askari Dowladda ka tirsan. Askariga ayaa dilay Dhawaan Nin Darawal ahaa oo ay ku murmeen  lacag canshuur ah oo uu ka madax […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dibad bax weyn ayaa Maanta ka dhacay xaafadaha Magaaladda Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeeladda Dhexe kadib markii ay isku soo baxeen dad badan oo ka careysan Dilka nin rayid ah oo uu toogtay Askari Dowladda ka tirsan.

Askariga ayaa dilay Dhawaan Nin Darawal ahaa oo ay ku murmeen  lacag canshuur ah oo uu ka madax adeegay Ninka la dilay.

- Advertisement -

inta badan Goobaha Ganacsiga Magaalada Jowhar ayaa xiran waxaana Magaaladda ka taagan xiisan xoogan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts