HomeWararDEG DEG: Al Shabab oo dagaal Kula Wareegtay Degmadda Raage Ceele

DEG DEG: Al Shabab oo dagaal Kula Wareegtay Degmadda Raage Ceele

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Kooxda Al Shabab ayaa saakay Dagaal xoogan kula Wareegtay Degmada  Raage Ceele Ee Gobolka Shabeeladda Dhexe. Al Shabab ayaa degmada qabsatay kadib dagaal xoogan oo qaatay muddo ka badan Seddex saacadood. Kooxda ayaa weerartay Degmadda marka saacadda ay ahayd 5 habeenimo Ee Xalay. Ila Wareedyo la hadlay Telefishinka Universal ayaa sido kale xaqiijiyay in Kooxda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxda Al Shabab ayaa saakay Dagaal xoogan kula Wareegtay Degmada  Raage Ceele Ee Gobolka Shabeeladda Dhexe.

Al Shabab ayaa degmada qabsatay kadib dagaal xoogan oo qaatay muddo ka badan Seddex saacadood.

- Advertisement -

Kooxda ayaa weerartay Degmadda marka saacadda ay ahayd 5 habeenimo Ee Xalay.

Ila Wareedyo la hadlay Telefishinka Universal ayaa sido kale xaqiijiyay in Kooxda ay qabsatay Degmada sida Teleshinkasi uu baahiyay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts