- Advertisement -
- Advertisement -
Ila Wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa idaacadda Dalsan u xaqiijiyay in ugu yaraan 8 Sarkaal oo ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ay gacanta ku hayan Dagaalamayaasha Al Shabab ee Weeraray Hotelka Siyad ee Muqdisho.
- Advertisement -
Qaraxyo iyo rasaas ayaa laga dhex maqlayaa Hotelkasi oo ku dhaw Madaxtooyada Soomaaliya.
