HomeWararRadio Dalsan oo Maanta Si Toos ah U soo Tabin Doonna Doorashadda...

Radio Dalsan oo Maanta Si Toos ah U soo Tabin Doonna Doorashadda Madaxtinimadda Ee Maamulka Galmudug

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Dalsan La socda waxaan ku wargelineynaa in si toos ah ay ugala socon karaan Idaacadda iyo Websiteka Radio Dalsan Doorashadda Madatinimadda Maamulka Galmudug Ee ka dhaceysa Magaaladda Cadaado.

Waxa halkasi ka soo warami doonna saxafiyiin Dalsan ka tirsan oo sido kale soo gudbin doona Wareysiyo xiiso badan oo si gaar ah looga diyaariyay Musharaxiinta Doorashada Madaxtnimadda Maamulka Galmudug.

Doorashadda waxa ku tartami doonna ilaa iyo Lix Musharax waxana ugu cad cad:-

1-Axmed Macalin Fiqi

2-Axmed  cabdisalaam Xaaji Adan

iyo Cabdikariim Xuseen Guuleed.

Waxa codeyn doonna 86 Xildhibaan oo maanta diyaar u ah iney u codeyaan Lixdasi Musharax.

Haddaba waxan si toos uga soo tabin doonnaa Xarunta Doorashadda ay ka dhaceyso sida Codadka loo bixin doono Wareegyada la isla gaaro Doorashada iyo ku dhawaaqista natiijadda oo aad la socon doontan insha allah.

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories