HomeWararHawlgalka Midowga Europe (EUTM Somalia), oo qalabayn doona Ciiddanka Dowladda iyo...

Hawlgalka Midowga Europe (EUTM Somalia), oo qalabayn doona Ciiddanka Dowladda iyo Isbitaalka Xoogga Dalka Somalia

Date:

Related stories

Deni Faces Criticism Over Somaliland Secession Push

Somalia’s Interior Minister Ali Yusuf Ali (Xoosh) on Tuesday...

Somalia nears completion of new Danab base amid anti-Al-Shabaab push

Somalia’s military says a new base for the elite...

Dowladda Federaalka oo Farriin Adag ka Dirtay Midnimada Soomaaliya

Dowladda Federaalka oo Farriin Adag ka Dirtay Midnimada Soomaaliya Muqdisho...

Bayaan ka Soo Baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Bayaan ka Soo Baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya. Muqdisho | 18...

Cabinet clears reform agenda ahead of planned elections

Somalia’s cabinet has endorsed a new roadmap to implement...

Taliyaha Hawlgalka Midowga Europe ee Tababarka Ciiddanka Somalia (EUTM Somalia), Jeneral Antonio Maggi ayaa Suxufiyiinta ugu sheegay magaalladda Brissels ee dalka Belgium inay wax ka beddeleen qorshahooda, isla markaana ay haatan muhiimadda siin doonaan qaababka kale ee loo qalabayn karo Ciiddanka.

“Waxaan haatan sahminaynaa sida ugu macquulsan ee lagu taageerayo Ciiddanka Somalia iyadoo loo soo marsiinayo Qorshaha Tababarka iyo qalabaynta ee EU-da” ayuu yiri Jeneral Maggi.

Waxa uu intaasi ku daray inay Ciiddanka ay tababaraan siinayaan qalabka iyo adeegyadda muhiimka ee ay u baahan yihiin.

Dhinaca kale, Hawlgalka Midowga Europe ee Tababarka Ciiddanka Somalia (EUTM Somalia) oo shan sanno jirsaday ayaa waxaa lagu tababaray 4,000 oo Askar ka tirsan Ciiddanka Dowladda Somalia.

Qorshaha Hawlgalkaasi ayaa ah inay tababaraan 1,200 oo Askari, ka hor inta aan la soo gebagebeynin Hawlgalkaasi bisha December ee sannadka soo socota.

© Radio Dalsan

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories