HomeWararDEG DEG: AMISOM oo ka baxday Degmadda Qoryooley

DEG DEG: AMISOM oo ka baxday Degmadda Qoryooley

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka ka imaanaya Degmadda Qoryooley Ee Gobolka Shabeeladda Hoose ayaa sheegaya in Ciidamadda AMISOM ay isaga soo baxeen Fariisimihii ay ku lahayeen halkasi. Lama ogga sababta rasmiga ee keentay in AMISOM ay faarujiso fariisimaheeda Qoryooley lkn waxa ay taasi ka dhigeysaa degmadii 4 aad oo ay isaga baxan AMISOM Muddo isbuuc ah tan iyo markii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka ka imaanaya Degmadda Qoryooley Ee Gobolka Shabeeladda Hoose ayaa sheegaya in Ciidamadda AMISOM ay isaga soo baxeen Fariisimihii ay ku lahayeen halkasi.

Lama ogga sababta rasmiga ee keentay in AMISOM ay faarujiso fariisimaheeda Qoryooley lkn waxa ay taasi ka dhigeysaa degmadii 4 aad oo ay isaga baxan AMISOM Muddo isbuuc ah tan iyo markii la weeraray jimcihii hore Deegaanka Leego.

- Advertisement -

AMISOM ayaa hore uga soo baxday fariisimo ay ku laheyd Leego,Tooratorow iyo deegaano kale.

Dowlada Soomaaliya weli kama aysan hadlin Arintani.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts