HomeWararXoghayaha Ururka Shaqaalaha Isgaarsiinta Soomaaliyeed oo lagu baaqay in la sii daayo

Xoghayaha Ururka Shaqaalaha Isgaarsiinta Soomaaliyeed oo lagu baaqay in la sii daayo

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

War Saxaafadeed uu Guddoomiyaha Isu-tagga Ururweynaha Soomaaliyeed, Mohamed Osman Hagi  maanta soo saaray ayaa waxa uu  wax wax laga xumaado ku tilmaamayaa xarriga loo geysay Xoghayaha Ururka Shaqaalaha Isgaarsiinta Soomaaliyeed Cabdiqaadir Xasan Nuur  oo ka mid ah  Madaxda ururada hoos yimaada Isu Tagga Ururweynaha Shaqaalaha Soomaaliyeed oo mudo ka badan hal bil, ku xiran godka jilacow. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War Saxaafadeed uu Guddoomiyaha Isu-tagga Ururweynaha Soomaaliyeed, Mohamed Osman Hagi  maanta soo saaray ayaa waxa uu  wax wax laga xumaado ku tilmaamayaa xarriga loo geysay Xoghayaha Ururka Shaqaalaha Isgaarsiinta Soomaaliyeed Cabdiqaadir Xasan Nuur  oo ka mid ah  Madaxda ururada hoos yimaada Isu Tagga Ururweynaha Shaqaalaha Soomaaliyeed oo mudo ka badan hal bil, ku xiran godka jilacow.

Nuqul ka mid ah Qoraalka oo E-mail ahaan loogu qeybiyey Saxaafadda ayaa waxa lagu sheegay inaysan haba yaraatee jirin wax dembi ah oo loo haysto Mas’uulkaasi.

- Advertisement -

War Saxaafdeedka waxa kaloo lagu sheegay inay Madaxda Isu Tagga Ururweynaha Shaqaalaha Soomaaliyeed codsanayaan in sida ugu dhakhsiyaha badan  xorriyadiisa loo soo celiyo geysay Xoghayaha Ururka Shaqaalaha Isgaarsiinta Soomaaliyeed Cabdiqaadir Xasan Nuur.

Sida distuurka qaranka iyo Xeerka Habka Ciqaabta ku qeexan, ma bannaana in qofna la baaro, la xiro ama la xayiro, haddii aan loo marin hab  sharciga waafaqsan, isla markaana uu qof kasta xaq u leeyahay xorriyadiisa shaqsiyadeed.

War Saxaafadeedka waxa uu ugu baaqay Madaxda Sare ee Dowladda Federalka In sida ugu dhaqsaha badan loo sii daayo Xoghayaha Ururka Shaqaalaha Isgaarsiinta Soomaaliyeed Cabdiqaadir Xasan Nuur  ama maxkamad sharciga ah la hor keeno, isla markaana la ixtiraamo Madaxda Ururada Shaqaalaha ee Ku howlan Wax ka qabashada Arrimaha Bulshada.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts