HomeWararDad Soomaali ah oo Lagu Xeray dalka Kenya

Dad Soomaali ah oo Lagu Xeray dalka Kenya

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Soomaali badan oo Tahriibayaal ah oo Gaaraya 32 qof ayaa Lagu Xeray Mwingi Ee Dalka Kenya. Dadkan ayaa la socday gaari Xamuul ah oo ay Gacanta ku dhigeen Ciidamadda Booliska Kenya iyaga oo ku sii jeeday Magaalada Nairobi. Gaariga Xamuulka waxa uu siday Dhuxul iyo Shidaal si qarsoodi ah lagu doonayay in lagu geliyo Dalka Kenya. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Soomaali badan oo Tahriibayaal ah oo Gaaraya 32 qof ayaa Lagu Xeray Mwingi Ee Dalka Kenya.

Dadkan ayaa la socday gaari Xamuul ah oo ay Gacanta ku dhigeen Ciidamadda Booliska Kenya iyaga oo ku sii jeeday Magaalada Nairobi.

- Advertisement -

Gaariga Xamuulka waxa uu siday Dhuxul iyo Shidaal si qarsoodi ah lagu doonayay in lagu geliyo Dalka Kenya.

Booliska waxa ay sheegen in Dadka la xer xeray aysan ku hadli Luqadaha Ingiriiska iyo sawaaxiliga oo looga hadlo Wadankasi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts