HomeWararDhageyso: Madaxweynaha Puntland Oo Ka Hadlay Arimaha Federaalka iyo Xaalada Puntland

Dhageyso: Madaxweynaha Puntland Oo Ka Hadlay Arimaha Federaalka iyo Xaalada Puntland

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa maanta ka qeybgalay furitaanka kalfadhiga 35-aad ee baarlamaanka maamulkaasi. Madaxweyne C/weli Maxamed Cali Gaas oo khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka horjeediyay xubnaha baarlamaanka maamulkaasi ayaa ka dalbaday in laga shaqeeyo horumarka deegaanada puntland. C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlin hadal maalmihii dambe la isla dhexmarayay oo ahaa in isku shaandheyn […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa maanta ka qeybgalay furitaanka kalfadhiga 35-aad ee baarlamaanka maamulkaasi.

Madaxweyne C/weli Maxamed Cali Gaas oo khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka horjeediyay xubnaha baarlamaanka maamulkaasi ayaa ka dalbaday in laga shaqeeyo horumarka deegaanada puntland.

- Advertisement -

C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlin hadal maalmihii dambe la isla dhexmarayay oo ahaa in isku shaandheyn lagu sameenayo xukuumadda maamulkaasi.

Ugu dambeyn waxaa uu shaaciyay in ay jiraan shaqsiyaad faragalin ku haya arimaha federaalka waxaana uu ka codsaday xubnaha baarlamaanka in arimahaasi laga digtoonaado.

Hlakan Ka Dhageyso Khudbada Madaxweynaha Puntlandi:

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts