HomeWararDeg Deg: Danjiraha Cusub Ee Dalka Ingiriiska oo Booqan Doonta Hargeysa

Deg Deg: Danjiraha Cusub Ee Dalka Ingiriiska oo Booqan Doonta Hargeysa

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Danjiraha Cusub Ee Dalka Britain u qaabilsan Dalka Soomaaliya Harriet Mathews ayaa la filaya iney soo gaarto Magaaladda Hargeysa Ee Maamulka Somaliland iyo Magaalooyin kale oo dhaca Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya. Danjiraha ayaa Warbaahinta u sheegtay iney sida ugu dhaqsiyaha Badan ay ku soo gaari doonto Hargeysa iyo Goobo kale oo Dalka ka tirsan balse […]

- Advertisement -

Danjiraha Cusub Ee Dalka Britain u qaabilsan Dalka Soomaaliya Harriet Mathews ayaa la filaya iney soo gaarto Magaaladda Hargeysa Ee Maamulka Somaliland iyo Magaalooyin kale oo dhaca Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya.

Danjiraha ayaa Warbaahinta u sheegtay iney sida ugu dhaqsiyaha Badan ay ku soo gaari doonto Hargeysa iyo Goobo kale oo Dalka ka tirsan balse ma aysan shaacin waqtiga rasmiga ee lagu soo beegayo Booqashii ugu horeysay Ee Danjiraha.

- Advertisement -

Britain ayaa kamid ah Dalalka Caawiya Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Latest stories