HomeWararTaliyaha Nabdsugida Qaranka Oo Maanta Xogwareestay Shacabka Ceelasha Biyaha

Taliyaha Nabdsugida Qaranka Oo Maanta Xogwareestay Shacabka Ceelasha Biyaha

Date:

Related stories

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Xasan Sheekh iyo Al-Issa oo Arrimo Xasaasi ah Ka Wada Hadlay

Xasan Sheekh oo Muqdisho ku qaabilay Al-Issa, iyagoo ka wada hadlay diinta, nabadda iyo iskaashiga Soomaaliya.

Taliyaha Hey’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka Gen C/raxmaan Maxamed Tuuryare ayaa gelinkii dambe ee maanta oo jimco aheyd waxaa uu booqdey deegaanka ceelsha biyaha ee duleedka magaalada muqdisho. Taliyaha ayaa booqday xarumaha ganacsiga iyo mid kamida Masjidyada lagu cibaadeesto oo ku yaala deegaankaasi. Gen C/raxmaan Maxamed Tuuryare ayaa kulamo gaar gaar ah la qaatay dadka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyaha Hey’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka Gen C/raxmaan Maxamed Tuuryare ayaa gelinkii dambe ee maanta oo jimco aheyd waxaa uu booqdey deegaanka ceelsha biyaha ee duleedka magaalada muqdisho.

Taliyaha ayaa booqday xarumaha ganacsiga iyo mid kamida Masjidyada lagu cibaadeesto oo ku yaala deegaankaasi.
Gen C/raxmaan Maxamed Tuuryare ayaa kulamo gaar gaar ah la qaatay dadka deegaanka isaga oo ka xogwareestay xaalada Amaan ee deegaanka ceelasha biyaha ee duleedka magaalada muqdisho.
Hey’addaNabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa xusul duub waxaa ay ugu jirtaa sidii loo adkeen lahaa amaanka guud ee dalka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts