HomeWararCiidamadda Badda Talyaaniga oo Badbaadiyay Dad ka badan 700 oo qof

Ciidamadda Badda Talyaaniga oo Badbaadiyay Dad ka badan 700 oo qof

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Ugu yaraan 740 qof oo muhaajiriin ah ayay Ka Badbadiyeen Ciidamadda ilaaladda Xeebaha Talyaaniga Badda Mediterraneanka. .Dadkasi la badbaadiyay Waxa ay saarnayeen Lix Doon oo ka soo Baxay dalka Libya sida Afhayeenka Ciidamadda Ilaaladda Xeebaha Talyaaniga uu u sheegay Wakaaladda Wararka AFP. Bishii Hore Dalalka Midowga Yurub ayaa Balan qaaday iney u gurman doonan Dadkasi […]

- Advertisement -

Ugu yaraan 740 qof oo muhaajiriin ah ayay Ka Badbadiyeen Ciidamadda ilaaladda Xeebaha Talyaaniga Badda Mediterraneanka.

.Dadkasi la badbaadiyay Waxa ay saarnayeen Lix Doon oo ka soo Baxay dalka Libya sida Afhayeenka Ciidamadda Ilaaladda Xeebaha Talyaaniga uu u sheegay Wakaaladda Wararka AFP.

- Advertisement -

Bishii Hore Dalalka Midowga Yurub ayaa Balan qaaday iney u gurman doonan Dadkasi islamarkaana lala dagaalami doono kuwa Dadka soo tahriibiya.

Qaramadda Midoobe ayaa sheegtay in dad ka badan 60 kun oo qof ay ka soo gudbeen Badda Mideterraneanka shantii bil ee ugu dambeysay waxana ku dhintay dad gaaraya 1,800 oo ruux.

Latest stories