HomeWararDEG DEG: Madaxweynaha Soomaaliya Oo Ku Wajahan Gobolka Shabeelaha Hoose

DEG DEG: Madaxweynaha Soomaaliya Oo Ku Wajahan Gobolka Shabeelaha Hoose

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Wafdi Uu Hogaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud Ayaa Lagu wadaa in saacadaha soo Aadan ay gaaraan Deegaano ka tirsan gobolka shabeelaha Hoose. Ujeedka Socdaalka  Madaxweynaha ayaa lagu sheegay in halkaasi uu kulamo kula qaadanayo masuuliyiinta gobolka iyo ciidamada xooga dalka soomaaliya ee ku sugan gobolkaasi. Wariyaha Radio Dalsan Ee Gobolka Shabeelaha Hoose  ayaa soo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wafdi Uu Hogaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud Ayaa Lagu wadaa in saacadaha soo Aadan ay gaaraan Deegaano ka tirsan gobolka shabeelaha Hoose.

Ujeedka Socdaalka  Madaxweynaha ayaa lagu sheegay in halkaasi uu kulamo kula qaadanayo masuuliyiinta gobolka iyo ciidamada xooga dalka soomaaliya ee ku sugan gobolkaasi.

- Advertisement -

Wariyaha Radio Dalsan Ee Gobolka Shabeelaha Hoose  ayaa soo sheegay in madaxweynaha lagu wado in uu booqdo xero ciidan oo ku taala Laanta Buuro.

Dhinaca kale Wadada isku xerta Muqdisho iyo Afgooye ayaa xeran sababo la xeriira socdaalka Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts