HomeWararUgu yaraan 7 qof oo ku geeriyootay Masjid ku yaalla magaalladda...

Ugu yaraan 7 qof oo ku geeriyootay Masjid ku yaalla magaalladda Nairobi

Date:

Related stories

Arab League slams Somaliland office opening in Jerusalem

Arab League Secretary-General Ahmed Aboul Gheit has condemned the...

Commander ousted after reported refusal to deploy troops

- Somali President Hassan Sheikh Mohamud has removed the...

Pirate attacks on two commercial ships thwarted off Somalia

Armed pirates attacked two commercial vessels in separate incidents...

Race intensifies for Somalia Lower House speaker post

Competition is intensifying for the position of Speaker of...
- Advertisement -

Warbaahinta dalka Kenya ayaa sheegtay inay ugu yaraan 7 qof ku geeriyootay, kadib, markii u ku soo dumay Derbi ku hareeraysan Masjid ku yaalla Xaafadda South B ee magaalladda Nairobi.

Gurmadka Ambaalsyadda ee Sanit John Ambulance ayaa sheegay inay labo qof ku dhaawacmeen burburkaasi, halka tiro kale ay ku xayirmeen dhismahaasi oo soo dumay abaarihii 09:00 Fiidnimo ee xalay.

- Advertisement -

Dadka ku dhaawacmay burburkaasi ayaa lagu daaweynayaa Isbitaalka  Kenyatta National Hospital.

Dadka deegaanka ayaa sheegay inuu burburkaasi sababay roobab mahiigaan ah oo xalay ka da’ay Nairobi, kaasi oo xaaqay asaaska derbigaas dumay.

Dhinaca kale, Tiradda dadka ku dhintay shilkaasi ayaa laga cabsi qabaa inay sii kordhaan, iyadoo ay Kooxaha Gurmadka la sheegay inay weli ku hawlan yihiin sidii loo soo saari lahaa dadka ku hoos xaniban burburkaasi.

- Advertisement -

Latest stories