HomeWararHeesaaga Kaynaan Warsame oo sheegay inuu taageersan yahay Burcad-baddeeda

Heesaaga Kaynaan Warsame oo sheegay inuu taageersan yahay Burcad-baddeeda

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Heesaaga Somali-Canadianka ee Kaynaan Cabdi Warsame, ahna Qareen u dooda Burcad-baddeeda, ayaa lagu wadaa inuu khudbad ka jeediyo Shirweyne Caalami ah oo toddobaadkan ka dhici doona dalka Morocco.

Kaynaan oo ku caan baxay Heestii Lula Calanka “Wave in Flag” ayaa horey taageero ugu muujiyey Burcad-baddeeda Soomaalida.

“Dad badan ma jecla inaan iraahdo inaan taageerayo Burcad-baddeeda” ayuu ku yiri Kaynaan WarsameWareysi uu Idaacad siiyey sannadkii 2009-kii,  wuxuuna intaasi ku daray inay Burcad-baddeeda taageero ka geysteen sidii Deegaanka looga nadiifin lahaa suntan haraagga Kiimikadda ee ay Maraakiibta shisheeyaha ku dadaiyaan Xeebaha Somalia.

Qareenka difaaca Burcad- baddeeda  waxa kaloo uu Wargeyska Huffington Post ku qoray inay Soomaalida oo dhan kor u ruxayaan Calanka Burcad-baddeedeena.

Dhinaca kale, Shirweynaha CGI ee ka furmayo dalka Morocco ayaa looga hadli doonaan kororka kharajka Maraakiibta kaga baxa si looga difaaco Burcad-baddeeda.

Madaxweynihii hore ee dalka Maraykanka, Bill Clinton iyo gabadhiisa Chelsea Clinton ayaa lagu wadaa inay Shirkaasi ka qeyb geli doonaan, iyadoo uu Boqorka Morocco, Maxamedka Lixaad uu furi doono Shirkaasi.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories