HomeCiyaarahaBarcelona Oo Isha La Raaceysa Marco Verratti'

Barcelona Oo Isha La Raaceysa Marco Verratti’

Date:

Related stories

Sababta Arsenal iyo Manchester City looga saaray Wembley

Arsenal iyo Manchester City ayaa Community Shield-ka 2026 ku ciyaaraya Cardiff halkii Wembley, iyadoo la shaaciyay sababta kulanka looga wareejiyay garoonka caanka ah ee London.

Garsoore Cumar Cartan oo taariikh ka sameynaya UEFA Super Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabduqaadir Cartan ayaa maanta garsooraya UEFA Super Cup-ka u dhexeeya Paris Saint-Germain iyo Aston Villa,

Japan Oo Rajo Cusub U Abuurtay Dadka somalida Ilkaha Waayay si loogu abuuro ilko cusub

Cilmi-baarayaal Japan ah ayaa bilaabay tijaabooyin bini'aadam oo ku saabsan daawo loogu talagalay in dadka ka caawiso inay si dabiici ah u koraan ilko cusub,

Wararka Ka Imaanaya Wadanka Spain Ayaa Sheegay In Xidiga Khadka Dhaxe Ee Kooxda Paris Saint-Germain  Iyo Xulka Qaranka Wadanka France  Marco Verratti  In Xagaagan Uu Ku Wajahan Yahay Garoonka  Camp Nou.   FIFA  Ayaa Cunaqabateyn Ka Saartay Kooxda Lagu Naaneyso   Blaugrana  Taas Oo Sabab U Noqan Karta In  Ciyaaryahanka Talyaaniga Ah . Barcelona Ayaa Miiska […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka Ka Imaanaya Wadanka Spain Ayaa Sheegay In Xidiga Khadka Dhaxe Ee Kooxda Paris Saint-Germain  Iyo Xulka Qaranka Wadanka France  Marco Verratti  In Xagaagan Uu Ku Wajahan Yahay Garoonka  Camp Nou.

 

- Advertisement -

FIFA  Ayaa Cunaqabateyn Ka Saartay Kooxda Lagu Naaneyso   Blaugrana  Taas Oo Sabab U Noqan Karta In  Ciyaaryahanka Talyaaniga Ah .

Barcelona Ayaa Miiska U Saari Doonta Kooxda Ka Dhisan Wadanka France Lacag Dhan  € 50m (£ 37m).

Si Kastaba Ha Ahaatee Warkeygska  Les Parisiens  Ayaa Soo  Sheegya  Xidiga  PSG Verratti Ay   Kooxda Reer Catalan U Adeegsan Donaan Badalka Booska Uu Ka Sii Baxaya Kubadsameye  Xavi.

- Advertisement -

 

22-Sano Jirka Ah Ayaa Si Buuxda U Sheegay In  Uu Doonaya In  Inuu U Dhaqaaqo Barca Mustaqbalka

PSG  Ayaa Dagaal Kala Kulmeysa Kooxda  Lyon Oo Horyaalka Kula Xafiiltameysa Waxaan Ay Waa Leyahiin Min 71 Dhibcood .

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts