HomeWararGudigga Doorashadda Somaliland''Doorashada Waxa ay Dhaceysaa Bisha June 2016''

Gudigga Doorashadda Somaliland”Doorashada Waxa ay Dhaceysaa Bisha June 2016”

Date:

Related stories

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta cusub

Soomaaliya: Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdifitaax Qaasim.

HIQ oo xiray tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gebagebeysay tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka.

Soomaaliya oo taariikhdii ugu horeysay ka qayb gashay shirka ITF

Soomaaliya oo taariikhda ku qortay markii ugu horreysay ka qaybgalka Shirka ITF ee Jarmalka. Agaasimaha Guud Cumar Afrax: “Madasha ayaa na ku casuuntay xubin buuxda.”

Caleemo-saarka Jabuuti: Xasan Sheekh oo xoojiyay xiriirka gobolka

Xasan Sheekh oo ka qayb galay caleemo-saarka Jabuuti Jabuuti, 10...

Gudigga Doorashadda Maamulka Somaliland ayaa Maanta shaaca ka qaaday in Doorashada Madaxtooyadda iyo Golaha Wakiiladda Somaliland ay dhici donan 1da Bisha June Ee Sanadka Dambe 2016ka.

Gudoomiyaha Gudigga Doorashada Somaliland Cabduqaadir Iiman oo Maanta shir Jaraa’id ku qabtay Magaaladda Hargeysa ayaa  ku dhawaaqay in Doorashadda la qaban doono 1da bisha june Ee Sanadka 2016 halka markii hore uu qorshaha ahaa in la qabto 26 june Ee Sanadkan.

waxa go’aankan soo dhaweeyay Xisbiyadda Mucaaradka Somaliland ee Wadani iyo Ucid oo dhinaca kalese ka digay in Xukuumadda Siilanyo ay korosato waqtiga marka la gaaro Xilliga Doorashada.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories