HomeWararFaahfaahin:Ugu yaraan 10 Ruux oo Ku Dhimatay Weerarka Wasaaradda Waxbarashada

Faahfaahin:Ugu yaraan 10 Ruux oo Ku Dhimatay Weerarka Wasaaradda Waxbarashada

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ugu yaraan 10 Ruux oo ay ku jiraan Ciidamadda Dowladda iyo Kooxihii Weerarka soo qaaday ayaa la xaqiijiyay iney dhinteen,halka dhaawacana uu intaasi ka badan yahay. Dadka dhaawacmay waxa ku jira Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Waxbarashadda Soomaaliya Ismaaciil Macalim oo ku sugnaa Xarunta Wasaarada. Warar aan weli la xaqiijin ayaa sheegaya in Ciidamadda Dowladda ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan 10 Ruux oo ay ku jiraan Ciidamadda Dowladda iyo Kooxihii Weerarka soo qaaday ayaa la xaqiijiyay iney dhinteen,halka dhaawacana uu intaasi ka badan yahay.

Dadka dhaawacmay waxa ku jira Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Waxbarashadda Soomaaliya Ismaaciil Macalim oo ku sugnaa Xarunta Wasaarada.

- Advertisement -

Warar aan weli la xaqiijin ayaa sheegaya in Ciidamadda Dowladda ay la wareegeen Amniga Dhismaha Wasaaradda.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts