HomeWararQM oo Cambaareesay Weerarkii Hotel Maka Al Mukarama ee Muqdisho

QM oo Cambaareesay Weerarkii Hotel Maka Al Mukarama ee Muqdisho

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Arimaha Soomaaliya Nicholas Key ayaa Cabaareeyay Weerarkii Al shabaab ay shalay ku qaadeen Hotelka Maka Al Mukarama Ee Magaalada Muqdisho. Mr Key ayaa weerarkaasi ku tilmaamay mid aad xun Waxaana uu tacsi u diray dhamaan ehelada dadkii ku geeriyooday Weerarkii Galinkii Dambe ee Shalay ka dhacay Hotelka Maka Al Mukarama […]

- Advertisement -

Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Arimaha Soomaaliya Nicholas Key ayaa Cabaareeyay Weerarkii Al shabaab ay shalay ku qaadeen Hotelka Maka Al Mukarama Ee Magaalada Muqdisho.

Mr Key ayaa weerarkaasi ku tilmaamay mid aad xun Waxaana uu tacsi u diray dhamaan ehelada dadkii ku geeriyooday Weerarkii Galinkii Dambe ee Shalay ka dhacay Hotelka Maka Al Mukarama ee degmadda Hodan.

- Advertisement -

Danjiraha ayaa Sheegay in uu Aad uga xumaaday Markii uu Maqlay Geerida Safiirkii Dowladda Soomaaliya u fadhiyay Xarunta Qaramada Midoobay ee  Jeneva, Mudane  Yusuf Maxamed Ismaaciil (Bari- Bar).

Weerarkii Shalay ee Hotelka Maka Al Mukarama Ayaa Waxaa ku Geeriyooday in kabadan 10 ruux Halka ku dhawaad 30 kalena ay ku dhaawacmeen.

Latest stories