HomeWararDeg Deg:Danjirayaal ku dhintay Weerarka Hotelka Maka Al Mukarama

Deg Deg:Danjirayaal ku dhintay Weerarka Hotelka Maka Al Mukarama

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ugu Yaraan 10 qof ayaa ku dhimatay Weerarka Al Shabab ay ku qaadeen Hotelka Maka Al Mukarama  oo ay ku jireen Diplumaasiyiin u kamid ahaa Danjire Yuusuf Maxamed Ismaaciil oo Caan ku ah Yuusuf Bari Bari oo Soomaaliya u fadhiyay Dalka Switzerland. Danjiraha Waxa uu Deganaa Hotelka la Weeraray sido kale Waxa jira Warar weli […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu Yaraan 10 qof ayaa ku dhimatay Weerarka Al Shabab ay ku qaadeen Hotelka Maka Al Mukarama  oo ay ku jireen Diplumaasiyiin u kamid ahaa Danjire Yuusuf Maxamed Ismaaciil oo Caan ku ah Yuusuf Bari Bari oo Soomaaliya u fadhiyay Dalka Switzerland.

Danjiraha Waxa uu Deganaa Hotelka la Weeraray sido kale Waxa jira Warar weli aan la xaqiijin oo sheegaya inuu isagana dhintay Danjiraha Soomaaliya u qaabilsan Midowga Yurub Dr Cali Saciid Fiqi.

- Advertisement -

Waxa sido kale dhaawacmay Xubno badan oo Dowladda ka tirsanaa.

Hotelka waxa Maanta ka dhacayay kulan Looga hadlayay Barnaamijka Hiigsiga Cusub Ee NEW DEAL sida Dalsan uu u xaqiijiyay Maamulaha Hotelka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts