HomeWararSirdoonka Kenya oo Raadinaya Luqman Cusman Ciise

Sirdoonka Kenya oo Raadinaya Luqman Cusman Ciise

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Hey’adaha Sirdoonka Dalka Kenya ayaa shaaciyay iney baadi goobayaan Sarkaal ka tirsan Xarakadda Al Shabab. Ninkasi waxa Magaciisa lagu sheegay Luqman Cusman Ciise waxana uu ku sugnaa Gobolka Jubbadda Hoose. Waxa uu ka baxsaday Ninkasi Weerar Ciidamadda Jubba iyo kuwa Kenya ay dhawaan kula Wareegeen Jasiiradda Kudhaa Ee Gobolka Jubbada Hoose.

- Advertisement -
- Advertisement -

Hey’adaha Sirdoonka Dalka Kenya ayaa shaaciyay iney baadi goobayaan Sarkaal ka tirsan Xarakadda Al Shabab.

Ninkasi waxa Magaciisa lagu sheegay Luqman Cusman Ciise waxana uu ku sugnaa Gobolka Jubbadda Hoose.

- Advertisement -

Waxa uu ka baxsaday Ninkasi Weerar Ciidamadda Jubba iyo kuwa Kenya ay dhawaan kula Wareegeen Jasiiradda Kudhaa Ee Gobolka Jubbada Hoose.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts