HomeWararDhageyso: Qarax khasaare geestay oo maanta ka dhacay Afgooye

Dhageyso: Qarax khasaare geestay oo maanta ka dhacay Afgooye

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Qaraxa oo nuuciisa ahaa bambaanada nuuca gacanta laga tuuro ayaa barqanimadii maanta waxaa uu ka dhacay suuqa khudaarta ee degmadda Afgooye. laba ruux ayaa geeriyootay shan kalena waa ay ku dhaawacmeen dhamaan dadka waxyeelada soo gaartay ayaa ahaa dad shicib ah. Qaraxa kadib waxaa goobta soo gaaray ciidamo ka tirsan maamulka degmadda Afgooye iyada oo halkaasi […]

- Advertisement -

Qaraxa oo nuuciisa ahaa bambaanada nuuca gacanta laga tuuro ayaa barqanimadii maanta waxaa uu ka dhacay suuqa khudaarta ee degmadda Afgooye.

laba ruux ayaa geeriyootay shan kalena waa ay ku dhaawacmeen dhamaan dadka waxyeelada soo gaartay ayaa ahaa dad shicib ah.

- Advertisement -

Qaraxa kadib waxaa goobta soo gaaray ciidamo ka tirsan maamulka degmadda Afgooye iyada oo halkaasi ay baaritaano ka sameeyeen.

Latest stories