HomeWararAl Shabab oo Weeraray Kolonyo uu La Socday Gudoomiyaha Mandheera

Al Shabab oo Weeraray Kolonyo uu La Socday Gudoomiyaha Mandheera

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Dagaalamayaal ka tirsan Xarakadda Al Shabab ayaa Weerar gaadmo ah ku qaaday Kolonyo uu la socday Gudoomiyaha Mandheera Cali Roba. Weerarka waxa uu ka dhacay Wadada Arabia-Omar Ee Magaaladda Mandheera. Hal Gaari ayaa ku gubtay Weerarka,Gaari kale ayaa weli la la’yahay,Gudoomiyaha Mandheera Cali Robana waa uu Badbaaday. Xarakadda Al Shabab oo Sheegatay Masuuliyadda Weerarkan waxa […]

- Advertisement -

Dagaalamayaal ka tirsan Xarakadda Al Shabab ayaa Weerar gaadmo ah ku qaaday Kolonyo uu la socday Gudoomiyaha Mandheera Cali Roba.

Weerarka waxa uu ka dhacay Wadada Arabia-Omar Ee Magaaladda Mandheera.

- Advertisement -

Hal Gaari ayaa ku gubtay Weerarka,Gaari kale ayaa weli la la’yahay,Gudoomiyaha Mandheera Cali Robana waa uu Badbaaday.

Xarakadda Al Shabab oo Sheegatay Masuuliyadda Weerarkan waxa ay sheegtay iney dishay Afar Askari.

Latest stories