HomeCiyaarahaGarsoore Soomaaliyeed oo bilad lagu abaal mariyay Tartanka 17 -jirada Afrika+Sawiro

Garsoore Soomaaliyeed oo bilad lagu abaal mariyay Tartanka 17 -jirada Afrika+Sawiro

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Waxaa  magaalada Niamey ee caasimada dalka Niger lagu soo gebagabeeyay ciyaarihii da’yarta 17-jirada ee qaarada afrika oo ay ka qayb galeen 8-dal oo qaarada afrika  ah. Ciyaarahan ayaa dhanka kale xiriirka kubadda cagta Afrika (CAF) u soo xulay garsoorayaasha tayada leh ee qaaradda, waxana ka mid aha calanhayha heerka caalami ee dalkeena Xamse Xaaji Cabdi. […]

- Advertisement -

Waxaa  magaalada Niamey ee caasimada dalka Niger lagu soo gebagabeeyay ciyaarihii da’yarta 17-jirada ee qaarada afrika oo ay ka qayb galeen 8-dal oo qaarada afrika  ah.

Ciyaarahan ayaa dhanka kale xiriirka kubadda cagta Afrika (CAF) u soo xulay garsoorayaasha tayada leh ee qaaradda, waxana ka mid aha calanhayha heerka caalami ee dalkeena Xamse Xaaji Cabdi.

- Advertisement -

Xamze ayaa ka mid ahaa  25 garsoore oo 25 dal ka socota oo ciyarahan dhex dhexaadiyay waxuuna ugu horayn  dhex dhexaadiyay kulamada  guruubka ee tartanka  waxuuna ku mutaystay in lagu soo daro 8 garsoore  oo loo soo xulay  kulamda ugu dambeeyay ee atrtankna,

Xamze ayaa ugu dambayn loo soo xulay in uu calahaye ka noqdo kulanka kaalinta sedexaad ee tartanka kaasoo u dhaxeeyay  dalalka Nigeria  iyo guinea  waxaan ku wehliyay  3 garsoore oo ka socday dalalka Niger, Zimbabwe iyo Angola  3-1 waxaa kaalinta sedexaad ku guulaysaty dalka Giunea. kulanki fiinaalka eetartanka waxaa ku tartamay dalka  Mali iyo South Afrika 2-0 waxaakobka ku hantay dalka Mali oo sida ku noqday Horyaalka Qaarada Afrika  ee da’yarta 17-jirada.

Marki uu tartanka soo idlaaday waxaa halkaas lagu bixiyay abaal  marino kooxihi iyo kaalmaha ayb ku jiro Xamze Xaaji Cabdi .

- Advertisement -

Guusha Xamze ayaa ah guul u soo hoyay   umadda  Soomaaliyeed gaar ahaan bahda isboortiga  waxayna daliil u tahay horumarka uu ku talaabsanayo garsoorka kubadda cagta Soomaaliyeed.

Daawo  Sawiradda :-

1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 11014763_824955724263822_1090492265_n

 

Latest stories