HomeCiyaarahaArsenal oo u gudubtay semi-final- ka FA Cup kadib guul ay ka...

Arsenal oo u gudubtay semi-final- ka FA Cup kadib guul ay ka gaareyn Manchester United+ Sawiro

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Danny Welbeck ayaa ka  dhaliyay goolka guusha  kooxdiisii hore ee Man utd kadib markii ay  Arsenal2-1 ku garaacday Manchester United  waxaana Arsenal ay iska xaadarisay  semi-final-ka FA Cup. ciyaarta ayaa laheyd weerar iyo weerar celisa waxana goolka ku hormartay kooxda Arsenal daqiiqadii 26 aad markii uu dhaliyay  Monreal kubad uu si wanaagsan ugu soo jaray […]

- Advertisement -

Danny Welbeck ayaa ka  dhaliyay goolka guusha  kooxdiisii hore ee Man utd kadib markii ay  Arsenal2-1 ku garaacday Manchester United  waxaana Arsenal ay iska xaadarisay  semi-final-ka FA Cup.

ciyaarta ayaa laheyd weerar iyo weerar celisa waxana goolka ku hormartay kooxda Arsenal daqiiqadii 26 aad markii uu dhaliyay  Monreal kubad uu si wanaagsan ugu soo jaray daafacyadda xidiga chambarline ciyaarta ayaana yeelatay waji cusub 1/0 oo hogaanka ay ku hayaan kooxda Arsenal .

- Advertisement -

sadax daqiiqo kadib kubad karoos wanaagsan uu soo tuuray Angel Di Maria  ayaa waxaa madax shabaq ku cusjiyay hogaamiyha Manchester  Wayne Rooney

Hector Bellerin   iyo Ander Herrera  ayaa qeybtii hore la siiyay kaarka digniinta ah waxaan lagu kala nastay 1-1

markii la isku soo laabtay ayaa Arsenal waxaa ay la timid weerar xoogan kaas oo sabab u noqday in kaarka jaala loo taago

Marouane Fellaini    Ashley Young.
daqiiqadii 62aad ayaa waxaa qalad uu ka dhex dhacay daafac Mancheter waxaana ka faaiideystay xidigii hore ee kooxdaasi Danny Welbeck  kaas oo ku abaalmariyay kooxdiisa in mudo kadib ay kaga adkaato garoonka masrax riyadda eeOld Trafford.
Daqiiqadii 77 ayaa waxaa ciyaarta laga saaray Angel Di Maria  kadib markii uu isku dhex kufiyay diilinta ganaax ee Arsenal
Man utd ayaa qaadatay 6 jaale iyo hal roose halka Arsenal ay qaadatay kulankan 2 jaalle .
 Arsenal sii  buukimatay  booskooda afar dhamaadka ee koobkan oo ay difaacaneyso .
Daawo Sawiradda
Danny Welbeck of Arsenal celebrates with teammates Hector Bellerin and Mesut Ozil of Arsenal after scoring his team's second goal during the FA Cup Quarter Final match between Manchester United and Arsenal at Old Trafford on March 9, 201
Nacho Monreal of Arsenal celebrates scores the opening goal during the FA Cup Quarter Final match between Manchester United and Arsenal at Old Trafford on March 9, 2015
Wayne Rooney of Manchester United scores a goal to level the scores at 1-1 during the FA Cup Quarter Final match between Manchester United and Arsenal at Old Trafford on March 9, 2015
Nacho Monreal of Arsenal celebrates after scoring the opening goal with teammate Alex Oxlade-Chamberlain of Arsenal during the FA Cup Quarter Final match between Manchester United and Arsenal at Old Trafford on March 9, 2015

Latest stories