HomeWararRa'iisul Wasaaraha Soomaaliya oo hambalyo u diray Haweenka Soomaaliyeed

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo hambalyo u diray Haweenka Soomaaliyeed

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ra’iisul Wasaaraha Dalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’aarke ayaa hambalyo ku Aadan Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka Aduunka Waxaa uu u diray Haweenka Soomaaliyeed. Waxaa uu sheegay in Haweenka ay yihiin kuwa dhib badan soo maray hadana ka qeyb qaadanaya Dib u dhiska dalka iyo Hoorumaradda kale ee uu hiigsanaayo dalka Soomaaliya. Ra’iisul Wasaare […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Dalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’aarke ayaa hambalyo ku Aadan Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka Aduunka Waxaa uu u diray Haweenka Soomaaliyeed.

Waxaa uu sheegay in Haweenka ay yihiin kuwa dhib badan soo maray hadana ka qeyb qaadanaya Dib u dhiska dalka iyo Hoorumaradda kale ee uu hiigsanaayo dalka Soomaaliya.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid ayaa hosta ka xariiqay in marnaba xukuumadiisa aysan u dulqaadan doonin dhibaataynta haweenka soomaaliyeed.

Gabagabadii hadalkiisa ayaa ugu baaqay Haweenka soomaaliyeed inay laba jibaaraan horumarinta Dalka Soomaaliya.

Gobolada dalka Qaarkood ayaa laga dhigay munaasabado kuwaas oo lagu muujinaayo muhiimadda Maalinta Haweenka Aduunka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts